Armale

Carmale
Town
Carmale

Location in Somaliland .

Coordinates: 10°28′48″N 47°57′35″E / 10.48000°N 47.95972°E / 10.48000; 47.95972Coordinates: 10°28′48″N 47°57′35″E / 10.48000°N 47.95972°E / 10.48000; 47.95972
Country  Somaliland
Region Sanaag
Time zone EAT (UTC+3)

Armale (Somali: Carmaale) is a town in the Eastern Sanaag region of Somaliland.

History

magaalada carmale waxaa la asaasay Sanadii 1958, waxaa magaalada carmale dadkii ugu horeeyey ee aasaasay ka mid ahaa Xassan Adan Yuusuf iyo Maxamed jaamac Cali, magaalada carmale waxay dhacdaa Bariga Gobolka Sanaag, waxayna masaafo ahaan u jirtaa magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo 70KM, magaalada carmale waxaa ku yaala ceel biyood ay dadka iyo xooluhuba ka cabaan, ceelkaasoo la dhisay 1960 kii. Magaca Carmale wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa "carmaale" oo macneheedu yahay waxa ka bxi jirey geed loo yaqaano Carmo meesha magaalada laga asaasay. Magaalada Carmale waxaa ugu horeeyey ee laga dhisay waxa uu ahaa Cariish ka samaysan dhoobo iyo geedo, xariishkaasoo lagu magcaabi jirey Qarboosh, dadka ku nool magaalada carmale waxaa lagu qiyaasaa tiro ahaan 2000.

Magaalada carmale waa magaalo ay u dhamaystiran yihiin dhamaan adeeg yada bulshada ee ay ka mid yihiin; 1. Dugsi Sare (Secondary School) oo ay dhigtaan arday dhan 150 Arday 2. Dugsi Hoose/Dhexe (elementary and Primary) oo ay dhigtaan 200 Arday 3. Rug Caafimaad (MCH) 4. Saldhig Ciidan 5. Guri Martiyeed (Guest House)

sidoo kale magaalada carmale waxaa ka dhisan Naadiyo Kubada Cagta Ciyaara (Football Teams), waxay sidoo kale magaaladu leedahay Gudoomiye (Head Tuulo)Waxa Head tuulaha lagu magcaabaa Daahir Xuseen Cilmi, iyo xubno guddi ah oo la shaqeeya Gudoomiyaha. waxay kaloo leedahay magaaladu ururo ka shaqeeya arimaha bulshada. magaalada carmale waxaa ku hareeraysan dhul daaqsimeed aad ugu wanaagsan xoolaha waxaana dhulkaasi loo yaqaan Dhagax-labaasood. magaalada carmale waxay dhul ahaan ku taalaa meel u dhexaysa laba buurood, oo ay midi ka xigto galbeed midna bari, waxaa magaalada soo gala 4 wado oo kasoo kala gala afarta jiho ee Bari,Galbeed,Woqooyi iyo Koonfur.

W/Q: Abdirahman Mohamed Abdi.

Geography

The town is located in the Hadeed Plateau, a tract of land that covers the middle section of a large area of the Sanaag Plateau.

Notes

    W/Q: Abdirahman Mohamed Abdi

    References

    This article is issued from Wikipedia - version of the 10/31/2016. The text is available under the Creative Commons Attribution/Share Alike but additional terms may apply for the media files.